DEG DEG: Duqeyn culus oo ka dhacday Jilib & Warar hordhac ah oo laga helayo

Warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa caawa baahisay war sheegaya dqeymo culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe oo ah fariisinka ugu weyn Al-shabaab ee Koonfurta Soomaaliya. Duqeynta ayaa waxaa fuliyey ciidamada xoogga dalka oo kaasahanaya kuwa saaxiibada caalamiga ah ee Mareykanka sida ay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Sonna “Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda … Continue reading DEG DEG: Duqeyn culus oo ka dhacday Jilib & Warar hordhac ah oo laga helayo